Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cabdi Xaashi oo ka horyimid go'aanka dowladda ee doorashada


Cabdi Xaashi
Cabdi Xaashi

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kasoo horseestay go’aanka ay shalay dawladda Soomaaliya ku shaacisay inay ku qabanayso doorashada.

Go’aankaas ayaa imanaya iyadoo weli ay kala aragti duwan yihiin madaxda dawladda iyo labada maamul goboleed ee Puntland iyo Jubbaland iyo musharrixiinta mucaaradka ah.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, oo ay dhinac taagan yihiin madaxda maamul goboleedyada Galmudug, HirShabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa sheegay in dawladdu go’aansatay in la gudo galo doorashada, si looga baaqsado dib u dhac.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Cabdi Xaashi oo ka horyimid go'aanka dowladda ee doorashada
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:57 0:00


XS
SM
MD
LG