KISMAAYO —
Muddoyinkii ugu dambeeyey waxaa hoos u dhac uu ku yimid wax soo-saarkii beeraha ee dagaanada Jubaland kadib markii ay saameeyeen ku yeesheen fatahaadda iyo waxyeellada Anyaxa.
Hoos u dhacaasi ku yimid wax soo-saarka beeraha ayaa waxaa si weyn looga dareemayaa ganacsiga suuqyada magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.
Wariyaha VOA ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad ayaa warkan kasoo direy magaalada Kismaayo.