Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bandhigga VOA: Saameynta dhaqaale ee xiisadda Soomaaliya iyo Kenya


Barnaamijka Bandhigga VOA, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay saameynta dhaqaale iyo midda ganacsi ee ay abuuri karto xiisadda diblomaasiyadeed ee dalalka Soomaaliya iyo Kenya.

Waxa soo jeedinaya Jamaal Axmed Cismaan.

Bandhigga VOA: Saameynta dhaqaale ee xiisadda Soomaaliya iyo Kenya
please wait

No media source currently available

0:00 0:10:19 0:00



XS
SM
MD
LG