Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Amniga Gaalkacyo oo mar kale maanta laga shiray


Cabdi Maxamed Jaamac Waayeel
Cabdi Maxamed Jaamac Waayeel

Wasaaradda arrimaha gudaha maamulka Galmudug, maamulka degmada iyo saraakiisha ciidanka ee magaalada Gaalkacyo, ayaa maanta mar kale yeeshay kulan looga hadlayey amniga magaaladaas.

Kulankan ayaa ahaa mid ka mid ah kulamo xiriir ah oo dhacayey tan iyo intii dhowaan uu ka dhacay magaalada qarax ay ku dhinteen saraakiil ka tirsan ciidanka.

Kulankaas kadib ayaa weriyahayaga Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq waxa uu waraysi la yeeshay Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac Waayeel.

Amniga Gaalkacyo oo mar kale maanta laga shiray
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:30 0:00





XS
SM
MD
LG