Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Siyaasiyiinta Gedo oo eedeyn u jeediyey dowladda


Gedo
Gedo

Qaar ka mid ah siyaasiinta kasoo jeeda gobolka Gedo ee Soomaaliya ayaa eedeyn u jeediyey mas’uulyiinta iyo ciidamada dowladda ee ku suggan degmooyinka ku yaala waqooyiga gobbolkaasi.

Siyaasiinta oo la hadlay VOA ayaa sheegay in mas’uulyiinta iyo ciidamada dowladda ay caqabad ku yihiin horumarka iyo dhaq dhaqaaqii ganacsiga ee gobbolka gedo gaar ahaana degmooyinka, Luuq, Doolow iyo Baladxaawo.

Dhinaca kale, mas’uuliyiinta Ciidamada dowladda ee gobbolka ee la eedeeyey oo la hadlay VOA ayaa dhankooda beeniyay eedahaasi loo soo jeediyay.
Warbixintan waxaa Nairobi kasoo diray Khadar Maxamuud Xareed.

Siyaasiyiinta Gedo oo eedeyn u jeediyey dowladda
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:49 0:00



XS
SM
MD
LG