Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kulan looga hadlayey amniga oo ka dhacay Kismaayo


Kismaayo
Kismaayo

Kulan looga hadlayay ammaanka magaaladan Kismaayo ayna ka qayb galeen saraakiisha ciidamada, maamulka gobolka, kan dagmada Kismaayo iyo qeybaha bulshada ayaa maanta lagu qabtay magaalada Kismaayo.

Shirkaasi waxaa sidoo kale looga hadlay sidii ay u wada shaqayn lahaayeen dhinacyada.

Kulanka ayaa imanaya ayada oo dhowr maalmood un ka hor qarax ka dhacay magaalada lagu dilay xildhibaan ka tirsanaa baarlamanaka Jubaland, qaraxaas oo ay sheegatay kooxda Al-Shabaab.

Aadan Maxamed Salaad ayaa warbixintan nooga soo diray Kismaayo.

Kulan looga hadlayey amniga oo ka dhacay Kismaayo
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:24 0:00



XS
SM
MD
LG