Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa iska beddelay dekedda Berbera kadib la wareegistii DP World?


Dekedda Berbera
Dekedda Berbera

Horumar ballaadhan ayaa ka socda dekedda magaalada Berbera oo ay maamulkeeda gacanta ku hayso shirkadda DP World, ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta.

Shaqada dekedda iyo maraakiibta kusoo xidha ayaa sidoo kale isbedel badani uu ku yimi tan iyo markii DP World ay la wareegtay dekedda.

Dhinaca kale, waxaa weli socda hawlaha ballaarinta dekedda taasi oo qeyb ka aheyd heshiiskii ay horey u gaareen mamaulka Somaliland iyo shirkadda DP World ee shirkaddan Imaaraadka ay kula wareegtay maamulka dekedda.

Wariyaha VOA, ee Haashim Sheekh Cumar Good, oo socdaal ku tagay magaalada Berbera ayaa warbixintan nooga soo diray.

Maxaa iska beddelay dekedda Berbera kadib la wareegistii DP World?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:17 0:00


XS
SM
MD
LG