Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galmudug oo billaabeysa bixinta shatiyada gaadiidka


Galmudug

Maamul Goboleedka Galmudug ayaa shaaca ka qaaday in dhowaan ay billaabayaan bixinta shatiyada gaadiidka iyo taargooyinka, si amniga deegaanka waxbadan looga qabto.

Dhinaca kale wasaaradda gaadiidka maamulkaas ayaa shaaca ka qaadday in badi garoomadii diyaaradaha ay la wareegtay, halka laba u dhimanna ay dhowaan la wareegi doonaan.

Weriyaha VOA-da Muqdisho Cabdicasiis Barrow oo wareystay wasiiru dowlaha gaadiidka Galmudug Abshir Cabdi Shiikhow, waxa uuna ugu horreyn weydiiyay howlaha wasaaraddaas u qabsoomay.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:36 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG