Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Britain oo Digniin Caafimaad oo Adag soo Saartey


Virus Outbreak Britain

Hay’ada caafimaadka iyo dowlad Britain ayaa ka digey in toddobaadyada soo socda ay u muuqato in ay wajahayaaan xaalado adag. Shaqaale fasaxyo ku maqnaa iyo xanuunka Covid19 noociisa cusub ayey hay’adaha caafimaadku sheegaan in ay la daalaa dhacayaan fiditaanka xanuunkaas, waxayna ugu baaqeen dadweynuhu in ay feejignaadaan oo racaan shuruucda ay dowladu dejisay ee lagu xakameynayo xanuunkan oo si ba’an u faafaya. Wariyaha VOAda ee qaarada yurub Abdihafid Awil Ismail aya warbixintan inooga soo direy London.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:44 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG