Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ganacsatada Soomaalida oo ka walaacsan tallaabo ay qaaday dowladda Kenya


Islii
Islii

Ganacsatada Soomaalida ah ee dalka Kenya, gaar ahaana kuwa ka shaqeysta Suuqa Islii ee magalada Nairobi, ayaa cabasho xooggan ka muujiyay tilaaboyin ay dhowaan qaaday dowladda Kenya oo ay ku kordhisay canshuurta ganacsiga ee dalkeeda.

Ganacsatada ayaa sheegay inay tallaabada ay qaaday dowladda Kenya ay dhibaato weyn ku tahay ganacsigooda xilli ay ganacsatada Kenya ay wali la daalaa dhacayaan dhibaatada dhaqaale ee ka dhashay cuduruka CoronaVirus.

Warbixinan waxaa Nairobi ka soo diray Khadar Maxamuud Xareed.

Ganacsatada Soomaalida oo ka walaacsan tallaabo ay qaaday dowladda Kenya
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:43 0:00


XS
SM
MD
LG