Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaliya: Dhallinyarada oo doonaysa xilal siyasadeed


Baarlamanka
Baarlamanka

Soomaaliya waxaa dhowaan la filayaa in lagu qabto doorashadii baarlamaanka iyo midda madaxweynaha, inkasta oo weli aan heshiis laga gaarin.

Badan badan oo rag iyo dumar isugu jira ayaa han u wada leh iney kuraasta u tartamaan, inkastoo doorashadu ay tahay mid dadban oo aysan dadku si isku mid ah u codeyneyn.

Dadka kuraasta aadka u daneynaya sanadkan waxaa ka mid ah dhallinyaro ku barbaartay Soomaaliya intii ay socdeen colaadaha sokeeye, kuwaas oo aaminsan in nidaamka dowladnimo uu qeyb xooggan ku yeelan karaan da'yarta.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow.

Soomaaliya: Dhallinyarada oo doonaysa xilal siyasadeed
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:33 0:00



XS
SM
MD
LG