Barnaamijkan gaarka ah waxa uu ku saabsan yahay dhacdooyinkii ugu waa weynaa ee ka dhaca Soomaaliya sannadkan sii dhammaanaya ee 2020-ka. Waxaa soo jeedinaya Haarun Macruuf iyo Falastiin Axmed Iimaan, waxaana kala qeyb-galaya qaar ka mid ah weriyayaasha VOA ee ku sugan Soomaaliya.
Facebook Forum