Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Halkee marayaan howlaha ballaarinta dekedda Berbera?


Dekedda Berbera
Dekedda Berbera

Waxaa weli socda hawlaha ballaarinta dekedda magaalada Berbera oo halbowle u ah dhaqaalaha Somaliland kadib heshiiskii ay horey u gaareen mamaulka Somaliland iyo shirkadda DP World ee dalka Imaaraadka Carabta.

Haddaba isbeddelka ay hawlaha dekedda u keenayo ballaafrintaasi iyo shaqada dekedda Berbera ayaa weriyahayaga Haashim Sheekh Cumar Good uu ka waraystay Maareeyahay dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdullaahi. Ugu horraynna waxa uu weydiiyey halka ay marayso hawsha ballaarinta dekedda.

Halkee marayaan howlaha ballaarinta dekedda Berbera?
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:52 0:00


XS
SM
MD
LG