War Deg-Deg ah

ILEYSKA VOA: Caqabadaha ay Al-Shabaab ku hayaan hoteellada Muqdisho

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay caqabadaha ay ganacsiyada Muqdisho, gaar ahaan hoteellada, kala kulmaan kooxda Al-Shabaab. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

ILEYSKA VOA
Embed

No media source currently available


XS
SM
MD
LG