Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dad loo qabtay qaraxii dhowaan ka dhacay Gaalkacyo


Maamul goboleedka Galmudug ayaa maanta faahfaahin ka bixiyey taallaabooyin dhinaca amniga ah oo maamulku qaaday iyo dad la sheegay in loo qabtay qaraxii 18-kii bishan ka dhacay magaalada Gaalkacyo.

Qaraxaas oo dhacay xilli uu magaalada booqanayey ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa ku dhintay 21 qof oo ay ku jiraan saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka.

Warbixintan waxaa soo diray weriyahayaga Cabdulwaaxid Macallin Isxaaq.

Dad loo qabtay qaraxii dhowaan ka dhacay Gaalkacyo
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:05 0:00




XS
SM
MD
LG