Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Madar


Wicitaanka Dhageystaha
Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijkii Wicitaanka Dhagaystaha, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay nooca cusub ee cudurka Coronaviorus ee la helay, kaasi oo saameeyey dalal badan oo Yurub. Waxaa barnaamijka marti ku ah Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Madar oo ka tirsan xarunta caafimaadka Hennepin County ee gobolka Minnesota. Waxaa soo jeedinaya Jacfar Kuukaay.

Wicitaanka Dhageystaha: Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Madar
please wait

No media source currently available

0:00 0:26:04 0:00


XS
SM
MD
LG