Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland oo qaadeysa tallaabo kadib dibadbixii Garoowe


Saciid Deni
Saciid Deni

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa hadal uu xalay soo saaray ku sheegay in dowladda ay qaadayso tallaabo kale oo lagaga hortagayo in suuqyada ay ka baxdo lacagta shillin Soomaaliga.

Hadalka Deni ayaa daba socday dibadbaxy shalay ka dhacay magaalada Garoowe, kaasi oo ay dadka ku dalbanayeen in dowladda ay la socoto suuqyada iyo xaaladaha shacabka.

Weriyaha VOA ee Garoowe, Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan soo diray.

Puntland oo qaadeysa tallaabo kadib dibadbixii Garoowe
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:56 0:00


XS
SM
MD
LG