Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhallinyaro Muqdisho kusoo laabtay oo fursado helay


Muqdisho
Muqdisho

Sanadihii ugu dembeeyay waxaa magaalada Muqdisho kusoo laabanayay dhallinyaro badan oo horay dalka uga tahriibay shaqo la'aan darteed.

Dhallinyarada soo laabaneysa ayaa badankood ah kuwa markii ay sanado kusoo qaateen xabsiyada dalal shisheeye kadib go'aansaday iney nolol ka sameeyaan dalka.

Waxay qaarkood ku guuleysteen inay shaqooyin wanaagsan ka sameystay magaalada Muqdisho, oo ay ka jiraan fursado badan oo ganacsi.

Weriyaha VOA-da Cabdicasiis Axmed Barrow ayaa warbixintan kasoo diray Muqdisho.

Dhallinyaro Muqdisho kusoo laabtay oo fursado helay
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:22 0:00


XS
SM
MD
LG