War Deg-Deg ah

Faaqidaadda Toddobaadka: Dhaqdhaqaaqyada siyaasadeed ee Geeska Afrika

IGAD leaders of Somalia, Kenya, Djibouti Ethiopia
IGAD leaders of Somalia, Kenya, Djibouti Ethiopia

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay heynaa dood ku saabsan arrimaha la xiriira dhaqdhaqaaqyada siyaasadeed ee Geeska Africa, sida, khilaafka Soomaaliya iyo Kenya, wada-hadalkii Soomaaliya iyo Somaliland, waxqabadka IGAD, iyo doorka Djibouti ee arrimaha gobolka.

Waxaa Djibouti kasoo diray wariyaha VOA-da Ramadan Muuse.

Faaqidaadda Toddobaadka
Embed

No media source currently available


XS
SM
MD
LG