Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda Toddobaadka: Muranka hareeyey doorashada Soomaaliya


Madaxda Soomaaliya

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka oo maanta ka kooban laba qeybood, waxay qeybtan ku saabsan tahay xaaladihii ugu dambeeyay ee muranka muddada soo jiitamayay ee hareeray hanaanka qabashada doorashada Soomaaliya.

Waxaa magaalada Muqdisho kusoo sameeyey Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:39:31 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG