Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dekedda Kismaayo oo muddo kadib bilowday dhoofinta xoolaha


Dekadda Kismayo

Dekedda magaalada Kismaayo oo kaalin weyna ku leh dhaqdhaqaaqa ganacsiyada ee qeybo ka mid ah gobollada dalka Soomaaliya ayaa waxaa ka bilowday dhoofka xoolaha, sisinta iyo liin dhanaanta.

Waxay noqoneysaa markii ugu horeeysay tan iyo burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya ee dhoofin noocan ah ay sameysay dekedda.

Dekedda ayaa waxaa subax kasta u shaqa taga shaqaalo ka badan afar kun oo qof oo xoogsato u badan.

Weriyaha VOA Aadan Maxamed Salaad ayaa warbixintaan kasoo diray magaalada Kismaayo.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:03 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG