Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ganacsiyo cusub oo kusoo kordhaya Muqdisho


Muqdisho
Muqdisho

Sanadihii ugu dembeeyay waxaa magaalada Muqdisho, gaar ahaan waddada Maka Al-Mukaramah kusoo kordhayay ganacsiyo badan oo qaarkood ku cusub Soomaaliya, waxaana maal-gelin ku sameynayay ganacsatada Soomaaliyeed.

Fikiradahan cusub ee ganacsiga waxaa shaqooyin ka helay dhalinyaro badan oo Soomaaliyeed, iyadoo dhinaca kalana ay soo jiiteen macaamiil ku nool caasimadda.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow.

Ganacsiyo cusub oo kusoo kordhaya Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:06 0:00



XS
SM
MD
LG