Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ayax baabi'iyay dalagyadii beeraha oo ku habsaday Xudur


Dalagyadii ku yaallay beeraha magaalada Xudur ee xarunta gobalka Bakool ayaa waxaa baabi'iyay hirar Ayax ah oo ku habsaday, taas oo beeraleyda ku abuurtay walaac xooggan.

Maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegay in dhibaatada Ayaxa ay saameyn ku yeelatay dhaqaalaha iyo wax soo saarka dadka gobolkaasi.

Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan kasoo diray magaalada Baydhaba.

halkaan ka dhagayso warbixinta Ayaxa
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:40 0:00



XS
SM
MD
LG