Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Baraawe oo isku diyaarineysa qabashada doorasho


Baraawe

Maamulka degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay iney adkeeyeen arrimaha nabad-gelyada magaalada, si ay ugu diyaar garoobaan xaqiiinta amniga doorashada.

Baraawe oo ah caasimadda Koonfur Galbeed ayaa ah mid ka mid ah labada magaalo ee maamulka Koonfur Galbeed ee la qorsheeyey inay doorashada ka dhacdo, ayada oo magaalada kale ay tahay Baydhaba.

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal, ee dhismihiisa ay kasoo horjeesteen musharaxiinta mucaaradka iyo qaar ka mid ah dowlad goboleedyada, ayaa shalay soo saaray jadwal doorasho oo cusub, inkasta oo weli qabashada doorashada uu muran ka taagan yahay.

Warbixintan waxaa soo diray weriye Cabdicasiis Barrow.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:11 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG