Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Howlgallo amni oo ka billowday magaalada Gaalkacyo


Ciidamada ammaanka ee maamulka Galmudug ayaa saakay howlgal ballaaran ka sameeyay Koonfurta Magaalada Gaalkacyo, iyagoo ku soo qabqabtay dad badan.

Howlgalkan ayaa imanaya maalmo ka dib markii magaalada uu ka dhacay weerar ismiidaamin ah oo ay Al-Shabaab ku dishay saraakiil sar sare oo ka tirsan ciidmada dowladda oo horudhac u ahaa ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo halkaa booqanayay.

Wariyaha VOA-da Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq ayaa warbixitan kasoo diray Gaalkacyo.

Howlgallo amni oo ka billowday magaalada Gaalkacyo
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:16 0:00



XS
SM
MD
LG