KISMAAYO —
Shaqa la’aanta ka jirta meelo badan oo Soomaaliya ka mid ah ayaa waxa ay waayadii u dambeeyay noqotay mid sii korodhay.
Shaqo la’aanta ayaa saameynta ugu badan ku yeelatay dhallinyarada oo la rumeysan yahay inay yihiin jiilka ugu badan shacabka Soomaalida.
Wariyaha VOA-da Aaden Kismayo ayaa warbixintan kasoo diray magaalada Kismaayo.
Facebook Forum