Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda federaalka iyo Jubaland oo ka hadlay xiisadda xuduudda Kenya


Ciidamada
Ciidamada

Maalmahan waxaa soo kordhayey walaac laga qabo in xiisad colaadeed ay kasoo cusboonaato deegaanada xuduuddaay wadaagaan Kenya iyo Soomaaliya.

Warar ay heshay VOA ayaa sheegaya in degaannadaasi ay ka jiraan dhaqdhaqaaqyo ciidan.

VOA-da ayaa xiisaddan wareysatay xigeenka madaxweyne ku-xigeenka maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, oo eedeyn u jeediyey dowladda federaalka Soomaaliya.

Dhinaca kalena, VOA waxay la xiriirtay dawladda Soomaaliya si ay uga jawaabto eedaha madaxweyne ku-xigeenka Jubaland, waxayna la hadashay wasiir ku-xigeenka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee dawladda federaalka Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Caddaala.

Weriyahayaga Kismaayo Aadan Maxamed Salaad ayaa waraystay Maxamuud Sayid Aadan, halka weriyaha VOA ee Muqdisho Cabdulqaadir OK uu wareystay Al-Cadaala.

Hoos ka dhageyso labada wareysi.

Wareysiga Maxamuud Sayid Aadan
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:16 0:00
Wareysiga Al-Cadaala
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:57 0:00



XS
SM
MD
LG