Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug


Cali Ciid
Cali Ciid

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xalaadda amni iyo midda guud ee maamulka goboleedka Galmudug, oo ay dhowaanahan kusoo badanayeen weerarada ay fuliso kooxda Al-Shabaab. Waxaa barnaamijka marti ku ah madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid, wuxuuna u warramay Sahra Cabdi Axmed.

Wicitaanka Dhageystaha: Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug
please wait

No media source currently available

0:00 0:24:03 0:00


XS
SM
MD
LG