Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galmudug oo shaacisay sababta ku badisay weerarada Al-Shabaab


Cali Ciid

Maamulka Galmudug ayaa sheegay in weerarada Al-Shabaab ee deegaano ka mid ah Galmudug ay sabab u tahaykKooxda oo kusoo badanayso deegaanada hoos yimaado maamulkaasi.

Weerar Jimcihii ka dhacay koonfurta Gaalkacyo ayaa waxaa ku dhintay 21 qof, oo isugu jiray taliyeyaal iyo saraakiil ka tirsanaa ciidanka dowladda iyo dad rayid ah.

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid oo u waramay VOA ayaa sheegay inay hadda wadaan qorshey ay wax uga qabanayaan amniga gobolkada Galmudug.

Sahra Cabdi Axmed ayuu barnaamijka Wacitaanka ugu warmay Cali Daahir Ciid.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:28 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG