Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jubaland oo maxkamad gaar ah u sameysay muranada dhulka


Kismaayo
Kismaayo

Ayada oo waayadii ugu dambeysay ayaa magaalada Kismaayo kusii kordhayeen cabashooyinka la xiriira arrimaha dhulka, ayaa maamulka Jubaland waxa uu qaaday tallaabo uu xal ugu helayo.

Maamulka ayaa sameeyey maxkamad u gaar ah arrimaha dhulka, si ay u qaado dacwadaha la xariira arrimaha dhulalka la isku haysto ee muranada ay ka taagan yihiin.

Wariyaha VOA ee Kismaayo, Aadan Maxamed Salaad ayaa arrintan ka wareystey Wasiirka Garsoorka, diinta iyo arrimaha Caddaalada ee maamulka Jubaland Maxamed Sheekh Abuu Yusuf.

Jubaland oo maxkamad gaar ah u sameysay muranada dhulka
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:20 0:00


XS
SM
MD
LG