Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kismaayo: Xaaladda Barakacayaashii ka soo Noqday Kenya


Kismayo
Kismayo

Magaalada Kismayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose iyo agagaaraheeda waxaa ku nool qoysas qaxooti ku ahaa xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya, balse si iskood ah dib ugu noqday Soomaliya.

Qoysaskaas ayaa wajahaya daruufo nololeed oo adag.

Wariyaha VOAda Aaden Kismayo ayaa warbixintan ka soo diray Magaaalada Kismaayo.

Dhageyso Barakacayaasha Kismaayo
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:46 0:00


XS
SM
MD
LG