Ganacsatada Soomaalida dalka Kenya oo ka walaacsan khilaafka diblamaasiyadeed ee ka dhex taagan dowaladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa sheegaya inay durbadiiba dareemayaan saamayn ka dhalatay khilaafkaasi oo soo wajahay ganacsigooda.
Ganacsatada sida gaarka ah u dareemaya saamayntaasi ayaa waxaa kamid ah ganacsatada diyaaradihii xamaamulka iyo dadka u kala qaadi jiray casimadaha Naiorbi iyo Muqdisho.
Wariyaha VOAda Khadar Maxamud Xareed ayaa warbixintan Nairobi ka soo diray.
Facebook Forum