Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: COVID-19 oo soo Laba-kacleeyey


Somaliland waxaa dib uga billawday wacyigelinta xanuunka covid19 oo mar kale soo laba kacleeyay. Waxaa dib loo howlgaliyay guddiyada ka-hor-tagga xanuunka ee gobolada.

Tababar ku saabsan sidii ay guddiyadu howshooda u gudan lahaayeen ayaa Borama looga furay gobolada Awdal, Maroodijeex, Gabilay iyo Saylac.

Hashim Sh. Cumar Good oo Borama nooga soo warrama ayaa waraystay Xoghaya Guud ee Guddiga COVID-19 ee Somaliland Xuseen Aaden Cige (Dayr).

Dhageyso COVID-10 iyo Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:20 0:00


XS
SM
MD
LG