Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somalia: Saameynta COVID-19 ee Ganacsatada Yar-yar


Muqdisho
Muqdisho

Xanuunka Covid 19 waxa uu saameyn daran ku reebay ganacsatada yar yar ee magaalooyinka Soomaaliya. Waxaa yaraaday macaamiishii wax iibsaneysay, maaddaama magaalooyinka qaar bandow lagu soo rogay.

Haweenka ganacsiga yar yar heysta ee ku sugan Muqdisho ayaa qaar ka tirsan hey’adaha gargaarka ka helay taageero lacageed iyo tababar si aanu ganacsigoodu u u baabi'in.

Jacfar Kukay ayaa warbixintan innoo haya.

Dhageyso Saameynta COVID-19 ee Ganacsiga Yar-yar
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:18 0:00


XS
SM
MD
LG