Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Muuse Biixi oo wareysi siiyey VOA


Muuse Biixi

Madaxweynaha Kenya iyo madaxweynaha Somaliland ayaa shalay si wada jir ah u shaaciyay, qodobbo dhowr ahaa oo uu ka mid ahaa, xaqiijinta sii xoojinta xiriirka saaxibtinimo ee ka dhaxeeya labada dhinac.

Kulanka madaxda Somaliland iyo Kenya, Muse Bixi Cabdi iyo Uhuru Kenyatta ayaa sababay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay xiriirka u jarto Kenya.

Haddaba wariyaha VOA-da Sahra Ciidle Nur ayaa khadka telefoonka kula xiriirtay madaxweynaha Somaliland Muse Bixi Cabdi, waxayna ka wareysatay kulankaas iyo arrimo kale oo la xiriira Somaliland.

Waxay ugu horreyn weydiisay kulankii dhexmaray isaga iyo Uhuru Kenyatta.

please wait

No media source currently available

0:00 0:08:20 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG