GAROWE —
Wasaradda waxbarashada dowlada federaalka Soomaaliya iyo midda Puntland ayaa heshiis ka gaaray murankii ka taagnaa shahaadada dugsiyada sare.
Murankan ayaa salka ku hayey ayada oo dowladda federaalka ay dalbatay inay qaaddo imtixaanka shahaadiga ee iskuullada Puntland, si ay shahaado usiiso ardayda reer Puntland, taasi oo Puntland ay ku gacan seertay.
Warbixintan waxaa Garoowe kasoo direy wariyaheena Nuux Muuse Birjeeb.
Facebook Forum