GAALKACYO —
Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda qarax maanta ka dhacay dhinaca Koonfureed ee magaalada Gaalkacyo.
Qaraxa ayaa lagu aasay meel u dhow xarunta degmada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug.
Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq ayaa warbixintan noo soo diray.