Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Jeneral Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini


Wicitaanka Dhageystaha
Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay go’aanka ay dowladda Mareykanka kula baxeyso ciidamada ka jooga Soomaaliya.

Mareykanka ayaa waxaa Soomaaliya ka jooga 700 askari oo ah ciidamada gaarka ah, kuwaasi oo tababara ciidamada Danabd ee Soomaaliya, sidoo kalena ka qeyb-galay howlgallada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab.

Haddaba maxay ka dhigan tahay bixitaanka ciidankaas? Su’aalahaas ayaa waxaa dhageystayaasha uga jawaabaya wasiirkii hore ee gaashaandhigga Soomaaliya Jeneral Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini.

Waxaa barnaamijka daadihineysa Sahra Cabdi Axmed.

Wicitaanka Dhageystaha: Jeneral Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini
please wait

No media source currently available

0:00 0:25:00 0:00


XS
SM
MD
LG