Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mursal: Baarlamaanka 10-aad ayaa sii shaqeynaya illaa baarlamaan cusub la doorto


Maxamed Mursal Cabdiraxmaan

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 10-aad ee Soomaaliya ayaa maanta ku kulmay Muqdisho. Kulanka ayaa looga dhawaaqay in baarlamanka uu waqtigiisu sii dhamaanayo uu sii shaqeyn doono illaa uu baarlamaan cusub oo la soo doortay ka bedelayo.

Hadalkan ayaa fadhi ay baarlamaanku maanta yeesheen waxaa kaga dhawaaqay Gudoomiyaha Golaha Shacabka, Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan oo fadhiga shir-guddoominayay

Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray wariyaha VOA, Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:25 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG