Isku xirrada

War Deg-Deg ah

RW Rooble oo la Filayo inuu Garoowe Booqdo


Wafdi uu hoggaminayo Ra'iisulwasaraha Soomaaliya ayaa la filaya in uu maanta oo jimca ah gaaro Magaalada garoowe, halkaasoo ay kulamo kula yeelan doonan Madxda Puntland.

Dowladda dhexe iyo Puntland ayaa wali ku kala boodsan qaabka ay xukuumadda Federaalku dooneyso in ay u qabato doorashada soo aaddan.

Wariyaheenna Garoowe Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan noo soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:13 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG