Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Al-Shabaab oo shacab ka afduubtay gobolka Sanaag


Shabaab

Maleeshiyo la sheegay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ayaa saddex qof oo shacab ah oo ka ganacsada dahabka buuraha laga soo qodo waxay ka afduubteen deegaanka Milxo oo ka tirsan gobolka Sanaag, halkaasi oo ay saqdii dhexe ee habeenimadii xalay ay mudo saacado ah gacanta ku hayeen.

Weriyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa Taliyaha Qaybta Booliska ee Puntland G/dhexe Bashiir Cali Maxamed ka waraysatay arrintaas waxayna ugu horeyn weydiisay tirada dadka ay Shabaabka kaxeysteen.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:17 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG