War Deg-Deg ah

Bandhigga VOA; Muran siyaasadeedka ka taagan HirShabeelle

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddoaadkan ku saabsan yahay muranka xooggan ee ka taagan siyaasadda maamulka HirsShabeelle, oo dhowaan doortay madaxweyne cusub, balse ay beelaha qaarkood kasoo horjeesteen maamulka.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa soo jeedineysa barnaamijka.

Bandhigga VOA; Muran siyaasadeedka ka taagan HirShabeelle

No media source currently available




XS
SM
MD
LG