Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galmudug oo ka warbixisay saraakiil lagu dilay weerar


Axmed Shire Falagle

Shan sarkaal oo ka tirsan ciidamada dawlada Soomaaliya ayaa dhintay laba kalena waa la la’yahay, kadib markii dablay hubaysan ay jidka u galeen xili ay marayeen meel u dhaxaysa Guriceel iyo Balanbale.

Weerarkan ayaa la sheegay in lala beegsaday gaadiid ay la socdeen xubno ka tirsan saraakiisha ciidanka oo kasoo laabtay xerada tababarka ee Xoosh ee degmada Guriceel.

Falkan oo dhacay xalay fiidkii ayaa Cabdixakiim Maxamuud Shirwac uu ka waraystay Wasiirka warfaafinta maamul goboleedka Galmudug Axmed Shire Falagle.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:24 0:00




Facebook Forum

XS
SM
MD
LG