Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wasiirka UK u qaabilsan arrimaha Afrika oo booqday Baydhaba


James Duddridge
James Duddridge

Wasiirka Arrimaha Afrika u qaabilsan dowladda UK, James Duddridge ayaa shalay booqdasho ku tagay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay.

Mr. Doddridge oo uu wehliyay Safiirka UK ee Soomaaliya ayaa intii ay booqanayeen magaalada kormeer ku tagay xarunta tababarka ee ciidamada Britain ee Baydhabo waxayna la kulmeen Madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Lafta Gareen iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamulkiisa.

Wariyaha VOA-da Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan Baydhabo kasoo diray.

Wasiirka UK u qaabilsan arrimaha Afrika oo booqday Baydhaba
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:19 0:00


XS
SM
MD
LG