Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mareykanka oo magdhow laga dalbaday kahor inta uusan ka bixin Soomaaliya


Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa Dowladda Maraykanka ugu baaqday inay magdhow siiso qoysaskii dadkooda ku waayay hawl-galaada ay ciidamada Maraykanka ka wadaan gudaha Soomaaliya ee ka dhanka ah maleeshiyada Al-Shabaab.

Baaqa hay’adda Amnesty ayaa imaanaya xili Madaxweynaha xilka kasii dagaya ee Maraykanka Donald Trump uu amar ku bixiyay in ciidamada Maraykanka ka jooga Soomaaliya laga soo saaro.

Haddaba nuxurka warbixinta arrimahaasi ku saabsan ee ay soo saartay Hay’adda Amnestay ayaa Cabduallahi Xassan oo ka tirsan hay’adda Amnesty xafiiska magaalada Nairobi waxaa uu uga warramay Wariyaha VOA-da ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed.

Mareykanka oo magdhow laga dalbaday kahor inta uusan ka bixin Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:20 0:00



XS
SM
MD
LG