Isku xirrada

War Deg-Deg ah

War-murtiyeed laga soo saaray Shirka Iskaashiga Soomaaliya


Shirka Iskaashiga
Shirka Iskaashiga

Shirkii shanaad ee Iskaashiga Soomaaliya iyo beesha caalamka ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Shirkan ayey iskugu yimaadeen madaxda dawladda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada, iyo xubnaha beesha caalamka.

Ra’iisul wasaaraha Somaaliya iyo madaxda maamul goboleedyada ayaa ka hadlay shirka, gaar ahaanna waxay taabteen arrimaha doorashada, iyaodo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble uu muujiyey inuu doonayo inuu booqdo maamul goboleedyada si afgarad loo gaaro.

Gebagaba shrikaas war-murtiyeedka kasoo baxay waxaa saxaafadda la wadaagay wasiirka arrimaha dibedda Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud.

War-murtiyeed laga soo saaray Shirka Iskaashiga Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:07 0:00





XS
SM
MD
LG