Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Al-Shabaab oo sii adkeeyey go'doonka ay ku hayaan Qansaxdheere


Shabaab

Wararka ka imanaya degmada Qansaxdheere ee Gobolka Bay ayaa sheegaya inay sii adkaanayso xaaladda nolosha dadka ku dhaqan degmadaas kadib markii kooxda Al-Shabaab ay sii adkeeyeen go'doonkii ay ku hayeen degmadaas.

Al-Shabaab oo markii hore magaalada saaray go’doon dhanka dhulka ah ayaa waxaa hadda ay ugu sii dareen mid cirka ah, taasi oo xaaladda magaalada ka dhigtay mid aad u adag.

Warbixintan waxaa Baydhaba nooga soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:59 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG