Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kismaayo: Shacabka oo ka cabanaya adeeg la’aan caafimaad


Kismaayo

Dadka ku nool deegaanada waqooyiga magaalada Kismaayo ayaa ka cabanaya dhibaatooyin la xariira dhinaca caafimaadka iyo adeego la’aan caafimaad.

Qaar ka mid ah dadka oo VOA la hadlay ayaa sheegay in aysan haysan goobo haweenka ay ku umulaan marka ay dhalayaan.

Weriyaha VOA ee magaalada Kismaayo Aadan Maxamed Salaad (Aadan Kismaayo) ayaa warbixintan nooga soo diray magaalada Kismaayo.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:48 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG