Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xanuunka Coronavirus oo ku sii Kordhaaya Mareykanka


Dalka Mareykanka waxaa sare usii kacaya tirada uu ku dhacayo iyo inta u geeriyooneysa xanuunka Covid-19 oo si daran usoo laba kacleeyay.

Khamiistii waxaa u geeriyootay ku dhowaad sedex boqol oo qof, waxaanu isla maalintaas soo ritay in kabadan laba boqol iyo toban iyo todoba kun oo ruux.

Xarunta Xakameynta iyo kahortagga cudurrada Mareykanka ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaanno CDC ayaa soo saartay tusmooyin hor leh oo ay uga gol leedahay kahor tagga xanuunkan sii faafaya.

Jacfar Kuukaay ayaa arrimahan ka wareystay Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Madar oo ka howlgala xarunta caafimaadka Hennepin County, isla markaana wax ka dhiga Jaamacadda Minnesota.

WAREYSI COVID
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:44 0:00


XS
SM
MD
LG