Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dibadbaxyo ka dhan ah go’aankii Deni oo ka dhacay Boosaaso


Boosaaso
Boosaaso

Banaanbaxyo xoogan oo ay soo abaabuleen dad ka caraysan go’aan uu dhowaan soo saaray madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta ka dhacay magaalada Boosaaso.

Go’aanka ay dadku ka careysan yihiin ayaa ah amar uu madaxweyne Deni soo saaray oo uu ku joojiyey lacagtii shillin Soomaaliga ee canshuurta looga qaadi jirey kastamka dekedda magaalada Boosaaso, una beddelay dollar.

Wariyaha VOA-da ee Boosaaso Faaduma Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan kasoo dirtay Boosaaso.

Dibadbaxyo ka dhan ah go’aankii Deni oo ka dhacay Boosaaso
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:16 0:00


XS
SM
MD
LG